Maxay ka dhigan tahay in Al-shabaab ay lumisay Xarardheere? (Akhriso shan qodob)

Wasiir ku xigeenka warfaafinta Somalia C/raxmaan Yuusuf Al-Cadaala ayaa qoraal dheer ka soo saaray waxa ay ka dhigan tahay in Al-shabaab lagala wareegay degmada Xarardheere ee gobolka Mudug, isagoo shan qodob ku soo koobay faa’iidada ay degmadaas u laheyd Al-shabaab. HOOS KA AKHRISO QORAALKA AL-SHABAAB Maxeey Xarardheere muhiim ugu ahayd Khawaarijta ? ( Shan Qodob … Continue reading Maxay ka dhigan tahay in Al-shabaab ay lumisay Xarardheere? (Akhriso shan qodob)